Ciidanka Jubbaland oo shaaciyey iney nolol ku qabteen C/llaahi Macalin Ibraahim (Daawo Sawirro)

Ciidamada Jubbaland ee ku sugan degaanka Kulbiyow oo hoos tagta degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen Cabdow oo ka tirsanaa koox ka tirsan Alshabaab oo weerar ku soo qaadey. Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa intaa ku daray iney ka war heleen weerarka ka hor inta aysan shabaabku soo gaarin xarunta … Continue reading Ciidanka Jubbaland oo shaaciyey iney nolol ku qabteen C/llaahi Macalin Ibraahim (Daawo Sawirro)